Akhriso: Natiijada Horu-dhaca Ah ee Degmooyinka Taleex iyo Laascanood
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa wada ku dhawaaqidda natiijada doorashada golayaasha deeganada Somaliland oo mudda dheer kadib sanadkaan ka dhacday deeganada Somaliland .
Guddiga ayaa ku dhawaaqay natiijada
Golaha Deegaanka Laascaanood
Xisbiyada Somaliland ayaana kala helay :
Waddani 5
Kulmiye 5
UCID 3
Dhanka kale guddiga oo ku dhawaaqay golaha cusub ee deegaanka Degmada Taleex.
Natiijada Hordhaca ah ee Degmada Taleex ee Golaha deegaanka ayaa ah:
Kulmiye 6
Waddani 3
Ucid 0