Akhriso: Natiijada Horu-dhaca ah Ee Qaar Ka Mid Ah Deeganada Somaliland
Waxaa goordhaw soo baxay natiijo horu dhac ah oo ku aadan doorashooyinka Somaliland ee golaha wakiilada iyo deegaanka .
Natiijada hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag ee Somaliland oo ka kooban sagaal xubnood , waxaa loo kala heley
4 Kulmiye ah
3 Waddani ah
2 UCID ah.
Xildhibaanada Cusub ee Golaha Deganka Gar.adag
Wadani: 3 xubnood
1. Abdilahi Saleban Bobe
2. Cisman Cabdilahi Warsame
3. aden X axmed Ismacil
Kulmiye 4 Xubnood
1. Farax Aden cise
2. Farax Ducale Dhunkal
3. Maxamed Cilmi Maxamud
4. Sahal Maxamed Ismacil
UCid: 2 Xubnood
1. Mustafe Saleban Cali
2. Axmed Cabdi Saleban.
dhanka kale Golaha Deegaanka Degmada Xuddun oo kaTirsan Gobolka SOOL
1:kulmiye 7
2:Waddani 2
3 UCID 0
Lasoco wararka kasoo kordha Hordhaca Doorashada Somaliland.