Akhriso: Natiijada Horu-dhaca Ah ee Saylac, Lughaye iyo Sallaxley
Wararka naga soo gaarayo doorashooyinka Somaliland ayaa sidoo kale sheegaya in ay soo baxeen natiijooyinka horu-dhaca ah ee Saylac, Lughaya iyo Sallaxley .
Natiijoyin ayaa soo baxay ayaa kala ah :
Natiijada hordhaca ee Saylac.
Kulmiye 4
Waddani 4
Ucid .3
11 xildhibaan ayaa kasoo baxa degmo doorashadaasi .
dhanka kale Natiijada horu dhaca ah ee ka soo baxday degmada Lughaye ayaa la sheegay in Xisbiga Kulmiye uu hogaaminayo tirada kuraasta .
Natiijada hordhaca ah ee Lughaya Ee Somaliland
Kulmiye 5 Kursi
Waddani 2 kursi
Ucid 2 Kursi
dhinaca kale Degmada Sallaxeey ayaa iyadana la soo saaray natiijada golaha deegaanka oo horu-dhac ah
Sallaxley
Natiijada hordhaca ah ee degmada Sallaxley ee golaha deegaanka
Kulmiye 4
Ucid 3
Waddani 2.
Hoos Ka Akhriso Natiijooyinkii hore :