Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Magacabay Guddiyada Doorashada Somaliland
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi xaashi cabdillahi ayaa soo magacabay xubnaha guddiyada doorashooyinka heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo xalinta khilaafaadka Somaliland .
Cabdi xaashi ayaa guuddigan u gudbiyay xafiiska ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Roble .
Guddigan ayaa ka kooban lix xunood oo isugu jira Hal guddi oo heer federaal ah , Afar guddi oo heer dowlad gobaleed ah iyo hal xubin oo xaalinta khilaafaadka ah .
Hoos ka Akhriso Magacyada guddiyada