Natiijada Doorashada Buuhoodle Oo La Shaaciyay
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay Natiijada horu-dhaca ah ee golayaasha deegaanka Buuhoodle .
Natiijada hordhaca ah ee degmada Buuhoodle ee golaha deegaanka ee Somaliland ayaa xisbiyada ay kale heleen:
Waddani 5
Kulmiye 4
Ucid 2
Kalasoco Goobjoog News Wararkii ugu dambeyay ee natiijooyinka doorashooyinka Golaha wakiilada iyo deegaanka Somaliland .