Akhriso:Natiijada Golaha Wakiilada Saylac, Sallaxley iyo Kuwa kale Sheeko:Amniga Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay natiijada golaha wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland . Deeganada la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah Saylac, sallaxley, Lughaye iyo deeganada kale ee Somaliland .… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble oo Booqday Biyo-baxada Jowhar Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Jowhar gaar ahaan goobaha ay biyaha ku baxeen. Rooble oo ay la socdaan wafdi wasiirro iyo xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyaha Asluubta oo Kala Hadlay Kadib Weerarkii Madaxweyne Xasan, Marna Raali Gelin Ayuu Bixiyey Marna Dalbaday Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad C/raxmaan Aadan ayaa 24-kii saac ee ugu dambeysay kala hadlay isaga oo marna raalli gelin siiyey madaxweyne Xasan Sheekh marna dalbaday in isaga iyo ciidankiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Somaliland: Maxaa Ka Cusub Balli-Gubadle? Waxaa goordhow soo baxay natiijada horudhaca ah ee golaha deegaanka ee Balli-Gubadle, taasi oo goordhow la shaaciyey. Natiijada la helay ayaa ah sidan: Kulmiye: 4 Waddani: 3 Ucid: 3 Wixii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Natiijada Golaha Deegaanka Caynabo iyo Oodwayne Guddiga doorashooyibka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada golaha deegaanka Oodwayne . Xisbiga Wadani ayaana ku horeeya Natiija Oodwayne: Wadani 6 Kulmiye 4 Ucid 1 Dhanka kale Guddiga ayaa ku dhawaaqay…