Akhriso: Natiijada Golaha Deegaanka Caynabo iyo Oodwayne
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddiga doorashooyibka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada golaha deegaanka Oodwayne .
Xisbiga Wadani ayaana ku horeeya Natiija Oodwayne:
Wadani 6
Kulmiye 4
Ucid 1
Dhanka kale Guddiga ayaa ku dhawaaqay Natiijada Golaha Deegaanka Caynabo.
Caynaba, Natiijada Doorashada Golaha Deegaanka Caynabo Waxa loo kala helay sidan.
Kulmiye 4
UCID 3
Waddani 2
Kala soco Goobjoog News Wararka Natiijooyinka Doorashada.