Akhriso:Natiijada Golaha Wakiilada Saylac, Sallaxley iyo Kuwa kale
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2021/06/IMG-20210602-WA0025-1.jpg)
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay natiijada golaha wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland .
Deeganada la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah Saylac, sallaxley, Lughaye iyo deeganada kale ee Somaliland .
Hoos Ka Akhriso Natiijada
1 ;Natiijada hordhaca ee Saylac.
Kulmiye 4
Waddani 4
Ucid .3
2; Natiijada hordhaca ah ee Lughaya Ee Somaliland
Kulmiye 5 Kursi
Waddani 2 kursi
Ucid 2 Kursi
3; ;Sallaxley
Natiijada hordhaca ah ee degmada Sallaxley ee golaha deegaanka
Kulmiye 4
waddani 2
Ucid 3
4 ;Buuhoodle Natiijada hordhaca ah ee degmada Buuhoodle ee golaha deegaanka ee Somaliland
Waddani 5
Kulmiye 4
Ucid 2
5; Golaha Deegaanka Laascaanood ayaa la shaaciyay.
Waddani 5
Kulmiye 5
UCID 3
6; Golaha Deegaanka Degmada Xuddun oo kaTirsan Gobolka SOOL
1:kulmiye 7
2:Waddani 2
3 UCID 0
7; Natiijada hordhaca ee degmada Taleex
● Kulmiye 6
● Ucid 0
● Waddani 3
8;Natiijada hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag ee Somaliland oo ka kooban sagaal xubnood , waxaa loo kala heley
4 Kulmiye ah
3 Waddani ah
2 UCID ah.
9; Natiijada Degmada Sheekh .
● Ucid 3
● Kulmiye 3
●Waddani 3
10;Natiijada hordhaca ee degmada Ceel-afweyn
● Kulmiye 5
● Ucid 3
● Waddani 3
11; Oodwayne Natijada Doorashada Golaha Degaanka Oodweyne.
Wadani 6
Kulmiye 4
Ucid 1
12; Caynaba, Natiijada Doorashada Golaha Deegaanka Caynabo Waxa loo kala helay sidan.
Kulmiye 4
UCID 3
Waddani 2
13; Natiijada hordhaca ah ee golaha Deegaanka Balli-gubadle ayaa la shaaciyay.
Kulmiye 4
Waddani 3
UCID. 2
14; Natiijada hordhaca ah ee Degmada Baki ee Gobolka Awdal .
● Waddani 5
● Kulmiye 3
● Ucid 1
15 ; Natiijada hordhaca ah ee Degmada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag .
● Waddani 6
● Kulmiye 5
● Ucid 2
16;Natiijada Doorashada Golaha Wakiilada Gobalka Sool ee hordhaca ah.
Xisbiga Kulmiye : 5 Xildhibaan
Xisbiga Waddani : 4 Xildhibaan
Xisbiga UCID 3 Xi ldhibaan