Doorashada Somaliland: Maxaa Ka Cusub Balli-Gubadle?
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhow soo baxay natiijada horudhaca ah ee golaha deegaanka ee Balli-Gubadle, taasi oo goordhow la shaaciyey.
Natiijada la helay ayaa ah sidan:
Kulmiye: 4
Waddani: 3
Ucid: 3
Wixii kusoo kordha doorashada Somaliland. Goobjoog News la soco.