Maxaa Loo Dhameystiri La’yahay Guddiyada Doorashada? Sheeko:Dalka Toban maalin ayaa laga joogaa tan iyo markii la saxiixay is afgaradkii lagu dhameystirayey heshiiskii September 17 iyo talooyinkii guddiga farsamo ee Baydhabo 16, laakin sidaa ay tahay ilaa hadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Natiijada Horu-dhaca Ah ee Golaha Deegaanka Gabilay Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada horu-dhaca ah ee golaha deegaanka Gabilay . Natiijada guddiga ay shaaciyeen ayaa waxaa golaha deegaanka Gabilay ku horeya Natiijo hordhac ah: Golaha Deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Cambareysay Duqeyn Diyaaradaha Kenya Ka Geysteen Gobalka Gedo Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay dowqeymo ay diyaadaha Kenya ka geysteen deegana hoostaga gobalka Gedo . Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu yiri ”…