Baarlamaanka Somaliland oo Haween Laáan ah, Akhriso Casharro Laga Bartay Doorashada Sheeko:Amniga Waxaa lasoo gabagabeeyey guud ahaan doorashadii golaha wakiillada Somaliland iyada oo aaney guuleysan wax haween ah. Natiijada lagu dhawaaqay 82 kursi ee golaha wakiillada dhammaan waxaa kusoo baxay rag halka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xisbiyada Mucaradka Somaliland Oo Isbaheysi Cusub Ku Dhawaaqay Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADANI ayaa ku dhawaaqay in ay sameeysteen isbaheeysi siyaasadeed . Labada Xisbi Mucaarad ee ayaa sheegay in ay isbaheeysigooda ay ku qaybsanayaan shirguddoonka Wakiillada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Xaqiijinta Oo Sheegay In Ay Saareen 34 Xubin oo Lagu Muransanaa Guddiga Ra’iisul wasaaraha dalka u xilsaaray xaqiijinta xubnaha muranka laga keenay ee guddiga doorashooyinka dalka ayaa soo saaray liiska xubna ay sheegen in ay ka saareen guddiga doorashooyinka . Rooble…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Natiijada Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Golaha Wakiilada Maroodi-jeex Guddiga doorshooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday natiijada gobalka Maroodi-jeex ee golaha wakiilada iyo natiijada magaalada Hargeysa ee golaha deegaanka. Xisbiga WADANI ayaa natiijada golaha deegaanka iyo wakiilada Hargeysa iyo…