Cali Yare oo Ku Dhacay Tijaabada Beeshiisa, Ku Takri-fal awood iyo Ceyrin Dhalinyarada Waa Eeddiisa Sheeko:Amniga Tallaabo isla xisaabtan toos ah ayey dhalinyaro ka tirsan Habar-gidir oo ah beesha uu kasoo jeedo guddoomiye ku xigeenka amniga ee gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ku sheegeen… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Shilin Soomaaliga Oo Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay . Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland ayaa hareeraha wadooyinka waaweyn ee magaalada ku soo daadiyay lacagta shilling soomaaliga . Ganacsatada ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo DF Ugu Baaqday In Ay Ka Jawaabto Duqeymaha Kenya Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobaleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Adan ayaa ugu baaqay dowaldda somaliya in ay wax ka qabato duqeymaha diyaaradaha kenya ka geysanayaan gobalka gedo . Shir looga tashanayay amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hoggaamiyaha Boko Haram Abubakar Shekau oo Geeriyooday, Ilo Mucaaradka ah Hoggaamiyaha kooxda Islaamiyiinta ah ee Boko Haram ee dalka Nigeria Abubakar Shekau ayaa la sheegayaa inuu geeriyooday. Codad la helay ayaa sheegaya in uu is dilay hoggaamiyihii kooxda Boko Haram…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Siyaasigii Ugu Codka Badnaa Doorashada Golaha Wakiilada ? Afhayeenka xisbiga WADANI haddana ah mudane ka tirsan golaha wakiilada Somaliland Barkhad Jaamac Batuun ayaa ku guuleystay tirada codadkii ugu badnaa golaha wakiilada Somaliland, Barkhad waa garyaqaan waxa uuna ka…