Rooble Oo Guddi U Saaray Baaritaanka Askartii Loo Qaaday Eritrea Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi soo baara u magacabay waalidiinta sheegay in carrurtooda ay ka qeyb galeen dagaalkii ka dhacay dalka Itoobiya. Guddiga uu magcabay Rooble oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuse Biixi oo La Kulmay Guddigii Doorashooyinka Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan mahadnaq ah la qaatay Toddobada xubnood ee guddida Doorashooyinka Somaliland oo ka hirgeliyey doorashadii Dhawaan ka qabsoontay deegaanada Somaliland . Madaxweyne Muuse…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble “Xasan Cali Kheyre iyo Farmaajo Haddii ay Tartamayaan Waa ay ii Simman yihiin” <span;>Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in dalka xilligaan u u jiheystay doorasho loona baahan yahay in cadaalad la helo. <span;>Rooble oo qaar ka mid ah dadka shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Soomaaliya Oo Ka qeybgalaysa Tartanka Qaarada African Minifootball Xiriirka Kubbad Cagyaraha Soomaliya ee Somali Minifootball Association wuxuu ka mid yahay xiriirada ku soo kordhay caalamka,waxaana Soomaaliya laga aas aasay sanadii 2015,iyadoo guddoomiyihii ugu horeeyay ee Somali Minifootball Association…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Saddex Qof oo Lagu Dilay Dhuusamareeb Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar lagu dilay ilaa saddex qof oo ka tirsanaa dadka deegaanka ee magaalada Dhuusamareeb, caasimadda maamul goboleedka Galmudug. Wararka qaar ayaa sheegaya in xalay…