Rooble Oo Guddi U Saaray Baaritaanka Askartii Loo Qaaday Eritrea
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi soo baara u magacabay waalidiinta sheegay in carrurtooda ay ka qeyb galeen dagaalkii ka dhacay dalka Itoobiya.
Guddiga uu magcabay Rooble oo ka kooban shan xubnood ayaa soo baraya cabsahda waalidiinta xilli dhowr-jeer ay dowladda iska indha tirtay .
Hoos Ka akhriso magacyada guddiga