U bood dhigaalka

Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Wararka naga soo gaarayo xerada tababarka ciidamada Dhaga-badan Ex xero nac nac ayaa sheegaya in goor dhaweyd uu ka dhacay qarax khasaaro geystay.

Qof isku soo xiray waxyabaaha qarxa ayaa la sheegay in uu isku qarxiyay gudaha xerada .

Wararka ayaa intaas ku daraya in uu jiro khasaaro ka dhashay qaraxa.

Illa iyo hadda macadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa xerada tababarka ciidamada Dhega-badan.

Goobjoog News