Faahfaahin: Khasaaraha Ka Dhashay Xerada Dhego-badan
Sheeko:Arrimaha Amniga
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay xerada dhega-badan ee magaalada Muqdisho.
Inkabadan 10 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinten qaraxa halka inkabadan 20-qof oo uu dhaawac ka soo gaaray qaraxa.
dadka dhaawacmay ayaa la sheegay in ay u badnaayen askar loo diiwaan gelinayay tababar leyli-sarkaalnimo.
Sawirada Goobta Qaraxa.