Xog: Labo Mas’uul oo Ka Tirsan Hey’adda Qaxootiga Qaranka oo Weli Ku Jira Guddiga Doorashada Dadban Sheeko:Arrimaha Amniga Inkasta oo midowga musharaxiinta ay xafiiska ra’isul wasaare Rooble u gudbiyeen 67 qof oo ka tirsanaa guddiga lagu muransanaa ee doorashada dadbanaa, codsadeyna in la saaro kuwa lagu helo iney… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siyaasiyiinta Somaliland Oo Farmaajo In Fara-gelin Ku Haayo Magacaabista Guddiyada Doorashada Golaha siyaasiyiniita Somaliland ayaa sheegay in madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday Farmaajo uu welli fara gelin ku haayo magacaabista xubanaha guddiga doorashooyinka Somaliland . Siyaasiyiinta ayaa sheegay in ay walaac ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-faahinno Ka Soo Baxaya Dab Kacay Xaafadda Black-sea ee Degmada Hodan Wararka naga soo gaarayo degmada Hodan ayaa sheegaya in uu goordhaweyd uu dab ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla agagaarka isgoyska Black-sea . Dabka ayaa sidoo kale waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mayarka Ceerigaabo iyo Ku-xigeenkiisa Oo La Doortay Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa markale ku guuleystay in uu noqdo maayarka magaalada Ceerigaabo, kadib doorasho maanta ka dhacday magaaladaas. Ismaaciil ayaa muddo dhowr iyo labaatan sano mayar ka ah magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isreal Oo Markale Weerartay Gaza Xukuumadd Isreal ayaa markale werar ku qaadday marinka Qaza kadib muddo ay xabad joojin ka dhaqan gashay marinka . Maamulka yahuudda ayaa sheegay in ay ka jawaabeen kadib duqeymo ay…