Col Saney iyo 3 Kale oo Ku Dhaawacmay Weerar Alshabaab ku Qaadeen Biyo-cadde
Sheeko:Arrimaha Amniga
Qarax ismiidaamin ah ayaa la sheegayaa in lala beegsaday xero ciidanka Xoogga ay ku leeyihiin deegaanka Biya-Cadde ee Shabeelada Dhexe .
Qaraxa waxaa ku dhaawacmay sida la xaqiijiyey 4 sarkaal oo uu ku jiro Col. Saneey Cabdulle Taliyaha guutada 4aad ee qaybta 27aad ee ciidanka Xoogga Dalka.
Alshabaab ayaa sheegtay iney dileen tobaneeyo, laakin dowladda ayaa beenisay.
Goobjoog News