Rooble oo Guddiga Ku Daray Dad Ku dhow Farmaajo
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ra’isul wasaare Maxamed Rooble ayaa goordhow magacaabay guddiga federaalka u matalaya doorashada iyo khilaafaadka, waxaaase durbadiiba soo baxay cabasho laga qabo.
Rooble dadka uu magacaabay waxaa ku jirta la taliyihii hore ee Farmaajo dhanka arrimaha bulshada Caasho Abuukar Qaasim .