Uganda : Baarlamaanka Oo Corona Dartiis Loo Xiray
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa dhamaan la fasaxay xildhibaanada baarlamaanka dalka Uganda kadib markii uu dalkaasi ku soo laba kac leya xaniinka corona virus.
Guddoonka ayaa sheegay kadib markioi ay sara u kacday tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka corona ee gudaha dalka Uganda si looga taxadaro xanuunka in kulamada baarlamaanka la hakiyay .
Qoraal ka baxay madaxada xiriirka bulshada iyo warbaahinta baarlamaanka ayaana lagu sheegay in la fasaxay xildhibaanada baarlamaanka .