Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Qarax Ka Badbaaday Sheeko:Amniga Waxaa magaalada Balli-dhidin qarax lagula eegtay kolanyo ciidan ah oo uu la socday wasiirka Amniga dowlad gobaleedka Puntland . Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhaqaatiirta Aan Xuduuda Laheyn Oo Dhaqaatiir Looga Dilay Gobalka Tigrega Ururka dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ayaa sheegay in dhaqaatiir looga dilay gobalka Tigre kadib markii ay dagaalo cusub ka qarxeen gobalka maalmihii la soo dhaafay . Kooxda ayaa ku sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Nin Soomaali Ah Oo Weerar Dad Ku Dilay Ka Fuliyey Magaalo Ku Taallo Dalka Jarmalka Wararka ka imaanaya dalka Germalka ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed oo dalkaas ku dhaqan uu weerar ay dad ku dhinteen ku qaaday xilli ay ku sugnaayeen waddooyinka waaweyn ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Madoobe Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka . Axmed Madoobe iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Dib u dhacay iyo Jadwalka Imaansha Madaxda Dowlad Gobaleedyada Waxaa baaaqday shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo maanta sabti ah lagu waday magaalada Muqdisho in uu ka furmo madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka kadib markii uu isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowaldda Canada Oo Australia Ka Qaaadaneysa Qaxooti Ay Soomaali Ku Jiraan Dowladda Canada ayaa sheegtay in ay boqolaal muhaajiriin ah kuwaas oo ay nolol la’aan ku heyso dalka Australia ay siineyso dib u dejin. Dadkaan oo hadda ku sugan gudaha dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Sidee Dalka Looga Xusay Xuska Munaasibadda 26-June Waxaa guud ahaan dalka laga xusay xuska munaasibadda 61-sano guuradii ka soo waregatay markii gobalada waqooyi ee dalka xurnimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska . Munaasibada waaweyn oo lagu xusayo munaasibadda…