Guddoonka Guddiga Doorashada Galmudug Oo La Doortay Sheeko:Amniga Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada Galmudug iyo ku-xigeenkiisa. Maxamed Dahir Guled ayaa loo doortay Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ee ku matalaya Galmudug, Halka Ku-xigeenkiisa loo doortay Saacid Aadan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoonka Guddiga Doorashada Koonfur galbeed Oo La Doortay Doorashada guddonka Guddiga maamulaya doorashada koonfur Galbeed soomaaliya ayaa saaka oo isniin ah ka qabsoontay SKI HOTEL oo deegaan ku meel gaadha u ah Guddiga. Musharixiinta xilka Gudoomiyaha waxa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dad Ku Dhintay Iska Hor Imaad Ka Dhacay Dalka Myanmar Ugu yaraan 25 qof ayaa ku dhimatay iska hor imaad ciidamada Myanmar iyo dad shacab ah ku dhex maray magaala ku taalla koonfurta dalkaas. Iska hor imaadka ayaa ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF Oo Shuruudo Hordhigtay Xabad Joojinta Itoobiya Ay Codsatay Waxaa sii kordhaya cabsida iyo xiisadda colaadeed ee ka jirta gobalka dhaca waqooyiga Tigrayga ee dalka Itoobiya . Jabhadda iyo ciidamadeeda ayaa shuruuda ku xirtay in ay aqbasho xabad joojin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dab Sababay Dhimashada Laba Carruur Ah Oo Ka Kacay Xaafad Ku Taalla Hargeysa Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa shegaya in xalay uu dab xooggan ka kacay guri ku yaallo magaalada kaas oo sababay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed.…