Guddoonka Guddiga Doorashada Galmudug Oo La Doortay
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada Galmudug iyo ku-xigeenkiisa.
Maxamed Dahir Guled ayaa loo doortay Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ee ku matalaya Galmudug, Halka Ku-xigeenkiisa loo doortay Saacid Aadan Jaamac oo isna helay 11 cod.
Mohamed Qasim oo guddiga Galmudug ka mid ah ayaa isna loo doortay Xoghayaha Guddiga.
Goobjoog News