Guddoonka Doorashada Puntland Ee SEIT Oo La Doortay Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada dowlad gobaleedka Puntland iyo ku-xigeenkiisa. C/kariin Muuse Maxamed ayaa loo doortay guddoonka guddiga doorashada halka ku-xigeenka guddiga guddoonka doorashada loo doortay Caynaanshe yuusuf… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deeganno Ka Tirsan Gobalka Mudug Wararka nagaa soo gaarayo magaalada Bacaadweyne ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda qeybta 21-aad iyo ciidamada daraawiishta dowlad gobaleedka Galmudug kala wareegen ururka Al-shabaab oo muddo ku sugna…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga TPLF Oo Bilaawday Abaabulka Dagaal Ka Dhan Ah Amxaarada, Diyaar Garowga Abiy Ciidamada difaaca Tigrayga ayaa bilaabay abaabulka dagaal cusub oo ay ku qaadayaan gobalka Amxaarada ee dalka Itoobiya . TPLF ayaa bilaawday diiwaan gelinta dadka doonaya in ay ku soo biiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boorame: Askari Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil U Geystay Wiil Dhaalinyaro Ah Wararka naga soo gaarayo magaalada Boorame ee gobalka Awdal ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Somaliland uu dil u geystay wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa ardayda wax…