Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Oo Booqday Garoonka Stadium Muqdisho Sheeko:Cayaaraha Wasiirka Ciyaaraha Iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse iyo la taliyaha dhinaca isboortiga Madaxweyne Farmaajo Prof.Maxamed Xuseen Haadi ayaa kormeer ku tagay garoomada kala duman ee tuulada ciyaaraha Stadium… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg-Deg: Madaxweynihii Dalka Haiti Oo Goordhaw La Dilay Wararka naga soo gaaraya dalka Haiti ayaa sheegaya in goordhaw la dilay Madaxweynihii dalkaas Jovenel Moïse, . Moïse ayaa la dilay xilli uu ku sugnaa hoygiisa, waxaana la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Gaaray Kismaayo si uu u dardargaliyo hannaanka Doorashada iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland. Ra’iisulwasaaraha xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu Hoggaamiyo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Ujeedka Rooble ee magaalada Kismaayo ayaa la xiriirta sidii dib u heshiis…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Nabad sugidda iyo kuwa Asluubta oo ku dagaalamay degmada Doolow Ciidanka Asluunta Dowladda Federaalka iyo kuwa NISA ayaa maanta dagaal ku dhaxmaray degmada Dolow ee Gobolka Gedo. Dagaaalkan waxaa ku dhaawacay Taliyaha Nabad sugidda degmada Doolow Xasan Cidad waxa sidoo…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Sidee Madaxweyneyaasha Xasan iyo Farmaajo ay ugu Kala Adkaadeen 5-ta Bil Ee Kaddib Muddo Xileedkooda Dastuuriga? Maanta waxaa ku eg 4 bil iyo 29 maalin oo ah inta ayaamood ee ay madaxweyneyaasha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo ugu darsantay 4-tooda sano oo dastuuriga ahayd…