Hoobiyayaal Ku Soo Djacay Meel U Dhow Madaxtooyada Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo degmada warta nabadda ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in goordhaw hoobiyayaal ay ku dhaceen agagaarka madaxtooyada dalka. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqleen dhawaqa tira… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble iyo Wafdigiisa Oo Gaaray Garbahaarrey Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobalka Gedo. Rooble iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada garbahaarrey ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Degdeg: Taliyaha October 14 oo Qarax Ku Dhaawacmay Gaashaanle Abdirahim Mohamed Munye Taliyaha Ciidanka 14ka Octobar iyo ilaalo uu watey ayaa Saakay Qaraxa lagula Eegtay wadada Udhaxeeyso Janaale Iyo Marko. waxa dhawac uu soo Taliyaha iyo Gabar Yar…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya: Nabadoonkii Dhiigga Ku Faraxashay Kadib markii todobaadki la soo dhaafay dowalladda Itoobiya ay shaaciysay in albaabada loolaabi doono inta badan safaaradaha ay ku leedahay caalamka, ayaa waxaa durba su’aallo ka yimaadeen heerka hoos u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afhayeenka Booliska : Taliyuhu Wuu Nabad Qabaa, Waloow Uu Jiro Qasaaro Qaraxu Reebay Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Adan Doodisho ayaa war ka soo saaray qarax goordhaw magaalada Muqdisho lagula eegtay kolanyo uuu la socday taliyaha booliiska gobalka Banaadir Farxaan Qaroole. :Weerar Argagixisadu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macallin Yuusuf Cali Nuur (Yuu-Cali) Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Shaqsiga Ugu Wanaagsan Isboortiga Soomaaliya. Tababarihii hore Xulka Qaranka Soomaaliya soona hogaamiyay Kooxaha Elman iyo Dekedda iminka ah Madaxda farsamada kooxda kubbadda cagta Elman Yuusuf Cali (Yuu-Cali) ayaa ku guulaystay abaal marinta shaqsiga ugu Wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo degmada hodan ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xoogan ka dhacay inta u dhaxeyso isgoysyada Banaadir iyo Zoobe. Qaraxa ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Garbahaarrey Ku Wajahan Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filaya in uu maanta gaaro magaalada garbahaarrey ee gobalke Gedo. Rooble ayaa kulama la qaadan doono maamulka magaalada, odyaaasha dhaqan hay’adaha amniga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Sheikh Maxamuud Oo Sheegay In Ay Ka Walaacsanyihiin Doorashada In Waqtigeeda Ay Ku Dhiciweyso Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxaxmuud ayaa sheegay in ay wal-wal xooggan ka qaban in doorashooyinka dalka ay waqtigooda ku qabsoomaan. Xasan Sheikh oo waregsi gaar ah siiyay Goobjoog News …