Rooble oo Jooga Jubbaland, Odeyaal Xirxiran iyo Mas’uuliyiin Laga Kala Celiyey Kismaayo iyo Garbahaarey Sheeko:Amniga Iyada oo ra’isul wasaare Maxamed Rooble uu haatan ku sugan yahay Jubbaland isla markaana uu booqasho ku tagay Kismaayo iyo Garbahaarey ayaa waxaa muuqato in kalsooni darrada labada magaalo ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Reer Waqooyi oo Yeeshay Labo Guddoon oo SEIT ah, Akhriso Sababta! Saacadihii lasoo dhaafay waxaa cirka isku shareeray xiisadda doorashada guddiga doorashada SIET ee reer waqootiga ee ka dhacaysay caasimadda Muqdisho. Arrintan ayaa timid kadib markii sabtidii garabka ra’isul wasaare ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya: Abiy Ahmed Oo Codad Aqlabiyad Leh Ku Guuleystay Ra’iisul wasaaraaha dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo xisbigiisa ayaa si aqlabiyad leh ugu guuleystay kuraasta baarlamaanka doorashadii Itoobiya ka dhacday sanadkaan. Abiy, oo ka hadlay guusha xisbigiisa uu ka soo…