Miisaaniyadda Galmudug ee 2021/22 Waa $27 million, Akhriso Faahfaahinta! Sheeko:Amniga Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye ayaa waxaa uu saxiixay miisaaniyadda dowlad gobleedka Galmudug ee 2021/22. Miisaaniyad sanadeedka oo gaareysa $27 million ayuu baarlamaanka maamulkaasi anisixyey June 24, 2021 halka uu haatan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Tuuggii Imaamka Ahaa Oo Lagu Xukumay 10-sano Oo Xabsi Ciidan Ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa maanta xukun xabsi ah ku ridday laba nin oo loo heystay in ay dhac ka geysanayeen magaalada Muqdisho. Raggan oo ay dacwadoodu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Sababay Dhimashada Bukaanno Badan Oo Ka Kacay Isbitaal Ku Yaalla Dalka Ciraaq Wararka ka imaanaya magaalada Nasiriya ee dalka Ciraaq ayaa sheegaya in ugu yaraan 52 qof ay dhinteen kadib markii dab uu ka kacay Isbitaal ku yaallo martamaha magaalada Nasiriya. Dabka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Jubbaland oo Digniin U Diray Odayaasha Dhaqanka Ee Deeganadaas Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa uga digtay Odayaasha dhaqanka ee ka qeyb qaadanaya arrimaha doorashooyinka in ay xiriir la sameeyaan ururka Al-shabaab. Shir looga hadlayay amniga oo uu shir guddoominayay madaxweynaha…