Midawga Musharixiinta Oo Walaac Ka Muujiyay Qabsoomidda Doorasho Xor iyo Xalaal ah Sheeko:Amniga Midawga musharixiinta ayaa warsaxaafadeed ay soo saaren waxa ay walaac kaga muujiyeen xaaladaha cakiran ee ku horgudban qabsoomidda doorashooyinka Soomaaliya. Golaha ayaa sheegay in welli ay jiraan qodobo muran uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dunida Muslimka Oo Laga Soomayo, Akhriso Fadliga Soonka Berri Waxaa gebi ahaan lagu wadaa in berri oo Isniin ah ay soomaan dadka muslimiinta ah, ee ku nool daafaha caalamka. Bisha Xaj ayaa berri ku beegan maalinta sagaalad oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Shuruudo Ku Xirtay Xoolaha La Qallo Maalinta Ciidda. Maamulka jubbaland ayaa shuruudo ku xiray xoolaha laqalayo maalinta ciidda. Wasaaradda Xanaanada iyo Xoolaha Jubbaland ayaa sheegtay in ay diyaarisay sheybaar lagu hubinayo caafimaadka xoolaha ka hor intaan la qalin.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidama Lagu Soo Bandhigay Dowlad Deegaanka Laguna Amray In Ay Dagaalka Ka Qeyb Galaan Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida Mustafa Maxamed Cumar Cagjar, ayaa soo bandhigay ciidamo ka tirsan kuwa militeriga dowlad deegaanka oo uu shegay in loo diyaariyay in ay ka qeyb galaan dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Jubbaland Oo La Kulmay Guddiga Dib U Hishiisiinta Gobalka Gedo Madaxweyne kuxigeenka dowlad gobaleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa magaalada kismaayo kulan kula qaatay guddiga dib u hishiisinta gobalka gedo oo shalay soo gabagabeyay wadahadallo ay la lahaayeen odayaasha dhaqanka…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Warbixin: Midowga Afrika oo Soojeediyey in Hawl-galkooda La Ballaariyo AMA ay Lix Bil Ku Baxaan Warbixin ay soo saareen midowga Afrika ayaa lagu sheegay in ay Soomaaliya quus joogto, lagana cabsi qabo in dib ugu noqoto dal baaba’ ah, waxay carabka ku dhufteen iney ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abiy : Ciidankeenna Waxa ay Diyaar U Yihinm In Ay Fuliyaan Howlgal Aad Gacmaha Afka la saaran doontan”. Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dhammaan ciidamada dalkiisa la howlgelin doonno si ay ula dagaalamaan xoogagga TPLF. Abiy ayaa qoraal uu soo dhigay barahiisa bulshada waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Socda Qod-qod, Mudug Waxaa uu hadda dagaal ka socdaa deegaanka Qod-qod oo ah goob u dhaxeysa Camaara iyo Xinlabi ee gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa u dhaxeeya ciidamo uu wato Gen. Saadaq Cumar Xasan(John)…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF: Inkabadan 5,000 Askar Ah Ayaa Welli Nala Joogta, Waxaan Sii Hayn Doonna Illaa Maxkamad Laga Soo Saaro Jabhadda Tigray-ga ayaa shaacisay in ay sii deysay ku dhawaad 1,000 askari oo ay horay uga soo qafaaasheen dowladda Itoobiya. Debretsion Gebremichael, oo ah hogaamiyaha Jabhadda Tigreega (TPLF), ayaa sheegay …
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda Oo Howl-gallo Amni Ka Fuliyay Deeganno Hoostaga Gobalka Galgaduud Ciidamada xoogga dalka ayaa 24-saac ee la soo dhaafay waxa ay howl-gallo amniga lagu xaqiijinayo ka fuliyeen deegaanada Miir-dugul, Xirsi-fiin, iyo Bulacle oo katirsan gobolka Galguduud. Howl-galladaan ayaa waxaa iska…