Midawga Musharixiinta Oo Walaac Ka Muujiyay Qabsoomidda Doorasho Xor iyo Xalaal ah
Sheeko:Arrimaha Amniga
Midawga musharixiinta ayaa warsaxaafadeed ay soo saaren waxa ay walaac kaga muujiyeen xaaladaha cakiran ee ku horgudban qabsoomidda doorashooyinka Soomaaliya.
Golaha ayaa sheegay in welli ay jiraan qodobo muran uu ka taagan yahay oo aan la xalin.
Musharixiinta ayaa sidoo kale warsaxaafadeedka ay soo saareen waxa ay ku sheegen in arrima ay ka midyihiin Khilaafka Beladweyne, Somaliland iyo Lacagta doorashada oo aan la heyn ay sura gelin karaan in aysan qabsoomin doorasho xor iyo xalaal ah.
Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Midawga Musharixiinta.