Ethopia oo Buuxisay Biyo Xireenka Xilli Aan wax heshiis ah Laga Gaarin. Sheeko:Amniga TV-ga Dawladda Ethiopia ayaa haadda shaaciyay in la dhamaystiray buuxintii labaad ee biyo xidheenka webiga niil. Wejiga labaad ee biya xireenka ayeey dowladdu sheegtay in uu sii socon doono .… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Camaara oo Labo Dhinac Weerar uga Socdo, Akhriso Wararka Dagaalka Qeycad iyo Qod-qod Dagaal u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo kuwa Faderaalka oo is garabsanaya iyo Alshabaab ayaa hadda ka socda deegaanka Qeycad oo udhaxeeya Bacaadweyn iyo Shabeelow. Warar ay heshay Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda Oo Holwgalo Ay Ka Fuliyeen Jubbada Hoose Ku Dilay Xubna Ka Tirsan Al-shabaab Ururka 5-aad, Guutada 16aad ee Ciidamada xoogga dalka ayaa howl gallo qorsheysan oo ay ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka jubada hoose, waxa ay ku burburiyeen fariisimo ururka al-shabaab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Turkiga Oo Ka Horyimid Go’aan Maxkamadda EU ay Ku Mamnuucday Xirashada Xijaabka Dowladda turkiga ayaa cambaareysay go’aanka maxkamadda sare ee midawga yurub ku mamnuucday xirashada xijaabka haweenka ku sugan yurub. Go’aanka ayaa maxkamadda ay ku sheegtay in ay dhaceen falal amniga liddi…