Ethopia oo Buuxisay Biyo Xireenka Xilli Aan wax heshiis ah Laga Gaarin.
Sheeko:Arrimaha Amniga
TV-ga Dawladda Ethiopia ayaa haadda shaaciyay in la dhamaystiray buuxintii labaad ee biyo xidheenka webiga niil.
Wejiga labaad ee biya xireenka ayeey dowladdu sheegtay in uu sii socon doono .
Dawladaha masar iyo sudaan oo horey uga biyo diidana buuxinta labaad ee biyo xireenka ayaanan ilaa hadda war ka soosaarin arinkan.
Goobjoog News