Habraaca Doorashada Aqalka Sare Oo La Soo Saaray Sheeko:Amniga Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray habraaca doorashada aqalka sare oo lagu wado in muddo shan maalin kadib ah dalka ka bilaabato. Hoos Ka akhriso shuruudaha iyo habraacyada leyska… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Galmudug oo shacabka Galkacyo la tukaday salaadda Ciidda. Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa saakay magaalada Galkacyo kula tukaday qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Galkacyo. Madaxweynaha ayaa salaadda ka dib hambalyada Ciidul Adxaa u…