Habraaca Doorashada Aqalka Sare Oo La Soo Saaray
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray habraaca doorashada aqalka sare oo lagu wado in muddo shan maalin kadib ah dalka ka bilaabato.
Hoos Ka akhriso shuruudaha iyo habraacyada leyska rabo.