Rooble: Siyaasiyiinta Magaalada Noo Faarujiya Doorashadi Waa Bilaabatay Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in dhamaan khilaafyadi la soo gaba gabeyay dalkana doorashada ay ka bilaabatay. “Shacabka Soomaaliyeedoow Ducadiinii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo La Wareegtay Qalabki Doorashada Guddiga doorashooyinka ku matalaya dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa si rasmi ah maanta ula wareegay qalabka loogu tala galay in lagu qabto doorashada Aqalka Sare. Xafiiska UNSOM ee magaalada Kismaayo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo La Kulmay Guddiga Dib U Hishiisiinta Gobalka Gedo Guddiga dib u hishiisiinta gobalka Gedo ayaa maanta ra’iisul wasaare Rooble ku wareejiyay warbixintii ay ka soo diyaariyeen gobalka. Xubnaha guddiga oo ay hor boodayaan Wasiirada Arrimaha gudaha dowlad gobaleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg-Deg: Diyaarad Rakaab Sidday Oo Ku soo Dhacday Ceelwaaq Wararka naga soo gaarayo magaalada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Ceelwaaq ay ku soo dhaacday diyaarad sidday dad rakaab ah , Diyaaraddaan ayaa la…