Laba Sano Kadib Qaraxii Xarunta Gobalka Banaadir, Akhriso Mas’uuliyiintii Ku Dhimatay Sheeko:Amniga Maanta oo kale laba sano ka hor 24 July 2019 qarax xooggan oo ka dhacay xarunta gobalka Banaadir ayaa waxaa ku dhintay mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulka gobalka. Xarunta Gobalka Banaadir… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Fiqi:”Dumaashi dagaalka nala soo gal!” Wasiirka Amniga dowlad gobaleedka galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu kaga jawaabay hadal ka soo yeeray xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan baarlmaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg-Deg: Ciidama Kawada Tirsan Dowladda Oo Israsaseyn Ay Ku-dhexmartay Ex-control Afgooye Wararka naga soo gaarayo Ex-control Afgooye ayaa sheegaya in goordhaw ciidama kawada tirsan dowladda ay israsaaseyn ku-dhex martay halkaas. Ciidamada ayaa la sheegay in ay isku qabsadeen canshuur laga qaado…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Diyaar Garowgii Ugu Dambeyay Ee Doorashada Aqalka Sare Oo Socota Waxaa guud ahaan dalka ka socda diyaar garowgii ugu dambeyay ee doorashooyinka dalka oo lagu wado in todobaadkaan ay ka bilawdaan dalka. Guddiyada doorashada dowlad gobaleedyada ayaa dhankooda wada qorshahii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Xilka Qaadistii Kulane Jiis Golaha midawga musharixiinta ayaa soo dhaweyay go’aankii ra’iisul wasaare Rooble xilka kaga qaaday saraakiil ka tirsan NISA, kuwaas oo lagu eedeyay in socdaal ka celiyeen guddoomiyihii hore ee garbaaharrey xilli…