Rooble oo Berri u Baxaya London Sheeko:Amniga Wararka ayaa sheegaya in ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble uu saacadaha soo socda kusiijeedo caasimadda Ingiriiska ee London. Wararka ayaa sheegaya inuu ka qeybgalayo shir looga hadlayo arrimaha waxbarashada oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Kulmay Shir ka dhacay aaladda Zoom-ka ayaa waxaa yeeshay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada, waxaana looga hadlay doorashada iyo ladagaalanka argigixisada. Warar ay Goobjoog News ka heshay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Guddi Hubiya Qoondada Haweenka Magacaabay Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabay guddi hubiya qoondada haweenka ee 30% ah, si loo ilaaliyo xuquuqda haweenka ee doorashada. guddigan oo ka kooban 13 xubnood ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed: Waxaa La Dhisay Golaha Wakiilada ee Qaban-doona Doorashada Aqalka Sare Guddoomiyaha baarlamaanka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Saciid Faqi ayaa goordhow magaacaabay xubnaha xildhibaanada golaha wakiilada ee qaban-doona Doorashada Aqalka Sare ee BF. Koonfur galbeed ayaa noqonaya…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF : Waxaan Si Deg-Deg Ah Kula Wareegi Doonaa Jidka Isku Xira Itoobiya iyo Djibouti Waxaa saacadihi la soo dhaafay xoogeystay dagaalada ka socda dalka Itoobiya, iyadoo jabhadda TPLF ay sii waddo faariisimaha ay ka sameysaneyso gobalada deriska ah . Hogaanka sare ee ciidamada tirgrayga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda Oo Deegaanka Shabeellow ee Gobalka Mudug Kale Wareegay Al-shabaab Wararka naga soo gaarayo deegaanada hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ururka al-shabaab kala wareegeen deegaanka Shabeeloow oo hoostaga gobalka Mudug. Ciidamada dowladda ayaa sidoo kale la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dib u Dhac Ku Yimid Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Waxaa fashil uu ku yimid qaar ka mid ah jadwalkii doorashooyinka dalka, xilli maanta ay ku beegan tahay maalinti loo asteeyay in ay bilaabato doorashada doorashada Aqalka sare ee dalka.…