U bood dhigaalka

Rooble Oo Guddi Hubiya Qoondada Haweenka Magacaabay

Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabay  guddi hubiya qoondada haweenka ee 30% ah, si loo ilaaliyo xuquuqda haweenka ee doorashada.

guddigan oo ka kooban 13 xubnood ayaa ka shaqeynaya sidii loo xaqiijin lahaa qoondada haweenka ay ku leeyihiin doorashada dalka.

Xubnaha guddigaan ayaana dhamaantood ah Haween .

Hoos ka akhriso magacyada guddiga