Rooble oo Sheegtay Guulo Dhanka Doorashada
Sheeko:Arrimaha Amniga
Xafiiska Ra’isul wasaare Maxamed Rooble ayaa soo saaray wax uu ku sheegay waxqabad doorasho, isaga oo soo gudbiyey shax uu ku sharaxayo kulamo uu Rooble sameeyey.
Xafiiska ma sheegin arrinta cakiran ilaa hadda sida laba guddoon doorasho ee Somaliland, Baladweyn iyo arrimo kale.
Halkan Ka Akhriso: