Hanti Dhowrka Guud Oo Joojisay Lacago Laga Bixin Jiray Bankiga Dowladda Sheeko:Amniga Wareegto kasoo baxday Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka toosna loogu diray Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa wasaaradda lagu faray in hakin iyo dhismis lagu sameeyo lacagaha boqolleyda ah ee ay qaataan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan Cabdulle “Xiriirka Minifootboolka Soomaaliya Waa Lawada Lee Yahay” Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed Kubad Cagyaraha oo magaalada Muqdisho kaga qeybgalay soo dhaweynta xidigaha Xulka Qaranka Minifootboolka ee ka soo laabtay Wadanka Nigeria ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowlada Mareykanka Ayaa Ku Dhawaaqday In Kaalmo Bini’aadannimo La Gaarsiinayo Dadka Soomaaliyeed Dowladda Mareykan ayaa siineysa ku dhawaad $199 million oo gargaar bini’aadannimo oo dheeri ah dadka Soomaaliyeed kuwaasoo muddo tobannaan sano ah wajahayey cunno xumo, rabshado, abaaro iyo daadad una sii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed : Guddiga Doorashada Oo Bilaabay Diyaar Garowga Doorashada Aqalka Sare Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ayaa la wareegay qalabka lagu qabanayo doorashada aqalka sare. Magaalada baydhabo ayaa goordhaw la gaarsiiyay sanaadiqda codadka lagu diro iyo waraaqaha codbixinta doorasha aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdiraxiin Maxamed Kismaayo “Xulka Qaranka Soomaaliya Waan In Uu Helaa Kulamo Saaxiibtinimo” Cabdiraxiin Maxamed Kismaayo oo ka mid ah falanqeeyaasha Ciyaaraha Gudaha iyo Dibadda ayaa soo dhaweeyay warqadii ay dhawaan soo saareen xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee ku saabsaneed in is badal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Banaanbax Looga Soo Horjeedo Dad Lagu Dilay Garbo-Ciise Oo Ka Socda Jigjiga Wararka naga soo gaarayo magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in saaka uu ka socdo banaanbax balaaran oo ay soo abaabuleen dadka shacabka ah. Shacabka isugu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Guddiga Doorashada Aqalka Sare Oo Bilaabay Diiwaangelinta Musharixiinta Waxaa maanta magaalada kismaayo ee xarunta kumeel gaar Jubbaland ka bilaabmaya diiwaan gelinta musharixiinta kuraasta Aqalka sare ee jubbaland ku matalaya BJFS. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Talaadadi soo gudbiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaalka Canfarta Iyo Soomaalida Oo Sababay Dhimashada Soomaali Badan Wararka ka imaanaya dhulka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in dagaal khasaaro geystay maalmihi la oo dhaafay uu ka dhacay deegaan lagu magacabo Garbo-ciise oo u dhaxeeya xadka Canfarta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dad Safar Ah Oo Lagu Afduubtay Gobalka Sool Wararka naga soo gaarayo gobalka Sool ayaa sheegaya in xalay ay deblay hubeysan ay dad shacab ah ka afduubteen deegaanka Carrooley oo hoostaga gobalka Sool. Dadka la afduubtay ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF: “Ciidamadeenu Waxa Ay Ku Sii Siqayaan Jiha Walba Mana Jirto Cid Hor Istaageyso, Xitta Roobka” Jabhadda TPLF ayaa sheegtay in ay sii xoojineyso dagaalka ay kula jirto ciidamada dowladda Itoobiya, xilli ay shaacisay in gobalada cusub kala wareegi doonto ciidamada. TPLF ayaa sidoo kale sheegtay…