Garowe: Faahfaahino Ka Soo Baxayo Dab Ka Kacay Warshad Isbuunyada Sameyso
Sheeko:Arrimaha Amniga
Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in goordhaw uu dab khasaaro geysta ka kacay magaalada.
Dabka ayaa la sheegay in uu ka kacay warshad sameys Isbuunyada oo ku taalla bartamaha magaalada.
wararka ayaa sheegaya in dabka oo xoogana awgeed uu khasaaro gaarsiiyay warshadda Isbuunyada ee Tabaarak.
Goobjoog News