Koonfur galbeed: Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Oo La Shaaciyay
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddiga doorashooyinka koonfur galbeed ayaa goordhaw shaaciyay jawalka doorashada Aqalka sare.
Jadwalka ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay doorashada ay dhaceyo maalinta isniinta ah.
Beri oo ay taariikhda tahay 1 bisha ayaa la sheegay in ay bilaabaneyso diiwaan gelinta musharixiinta.
Hoos ka akhriso jadwalka doorashada aqalka sare .