Rooble oo Jooga Jubbaland, Odeyaal Xirxiran iyo Mas’uuliyiin Laga Kala Celiyey Kismaayo iyo Garbahaarey Sheeko:Arrimaha Amniga Iyada oo ra’isul wasaare Maxamed Rooble uu haatan ku sugan yahay Jubbaland isla markaana uu booqasho ku tagay Kismaayo iyo Garbahaarey ayaa waxaa muuqato in kalsooni darrada labada magaalo ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Reer Waqooyi oo Yeeshay Labo Guddoon oo SEIT ah, Akhriso Sababta! Saacadihii lasoo dhaafay waxaa cirka isku shareeray xiisadda doorashada guddiga doorashada SIET ee reer waqootiga ee ka dhacaysay caasimadda Muqdisho. Arrintan ayaa timid kadib markii sabtidii garabka ra’isul wasaare ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: Abiy Ahmed Oo Codad Aqlabiyad Leh Ku Guuleystay Ra’iisul wasaaraaha dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo xisbigiisa ayaa si aqlabiyad leh ugu guuleystay kuraasta baarlamaanka doorashadii Itoobiya ka dhacday sanadkaan. Abiy, oo ka hadlay guusha xisbigiisa uu ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoobiyayaal Ku Soo Djacay Meel U Dhow Madaxtooyada Wararka naga soo gaarayo degmada warta nabadda ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in goordhaw hoobiyayaal ay ku dhaceen agagaarka madaxtooyada dalka. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqleen dhawaqa tira…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble iyo Wafdigiisa Oo Gaaray Garbahaarrey Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobalka Gedo. Rooble iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada garbahaarrey ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degdeg: Taliyaha October 14 oo Qarax Ku Dhaawacmay Gaashaanle Abdirahim Mohamed Munye Taliyaha Ciidanka 14ka Octobar iyo ilaalo uu watey ayaa Saakay Qaraxa lagula Eegtay wadada Udhaxeeyso Janaale Iyo Marko. waxa dhawac uu soo Taliyaha iyo Gabar Yar…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: Nabadoonkii Dhiigga Ku Faraxashay Kadib markii todobaadki la soo dhaafay dowalladda Itoobiya ay shaaciysay in albaabada loolaabi doono inta badan safaaradaha ay ku leedahay caalamka, ayaa waxaa durba su’aallo ka yimaadeen heerka hoos u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afhayeenka Booliska : Taliyuhu Wuu Nabad Qabaa, Waloow Uu Jiro Qasaaro Qaraxu Reebay Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Adan Doodisho ayaa war ka soo saaray qarax goordhaw magaalada Muqdisho lagula eegtay kolanyo uuu la socday taliyaha booliiska gobalka Banaadir Farxaan Qaroole. :Weerar Argagixisadu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Yuusuf Cali Nuur (Yuu-Cali) Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Shaqsiga Ugu Wanaagsan Isboortiga Soomaaliya. Tababarihii hore Xulka Qaranka Soomaaliya soona hogaamiyay Kooxaha Elman iyo Dekedda iminka ah Madaxda farsamada kooxda kubbadda cagta Elman Yuusuf Cali (Yuu-Cali) ayaa ku guulaystay abaal marinta shaqsiga ugu Wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo degmada hodan ee gobalka banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xoogan ka dhacay inta u dhaxeyso isgoysyada Banaadir iyo Zoobe. Qaraxa ayaa la sheegay in…