Rooble Oo Garbahaarrey Ku Wajahan Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filaya in uu maanta gaaro magaalada garbahaarrey ee gobalke Gedo. Rooble ayaa kulama la qaadan doono maamulka magaalada, odyaaasha dhaqan hay’adaha amniga… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheikh Maxamuud Oo Sheegay In Ay Ka Walaacsanyihiin Doorashada In Waqtigeeda Ay Ku Dhiciweyso Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxaxmuud ayaa sheegay in ay wal-wal xooggan ka qaban in doorashooyinka dalka ay waqtigooda ku qabsoomaan. Xasan Sheikh oo waregsi gaar ah siiyay Goobjoog News …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir oo shaaciyay Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ee 8-aad Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kaga qeybgalay Munaasabad lagu soo Bandhigaayay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Dugsiyada Gobolka Banaadir ee sanad dugsiyeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Rooble oo Kulamo Ka Wada Kismaayo, Kana Qeyb galay Shirka Wasiirada ee Jubbaland Xilli RW Rooble uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa waxa uu kulmo siyaasadeed la qaatay siyaasiyiin ka soo jeedda Gobalka Gedo isagoona kala hadlay arrin la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Oo Booqday Garoonka Stadium Muqdisho Wasiirka Ciyaaraha Iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse iyo la taliyaha dhinaca isboortiga Madaxweyne Farmaajo Prof.Maxamed Xuseen Haadi ayaa kormeer ku tagay garoomada kala duman ee tuulada ciyaaraha Stadium…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg: Madaxweynihii Dalka Haiti Oo Goordhaw La Dilay Wararka naga soo gaaraya dalka Haiti ayaa sheegaya in goordhaw la dilay Madaxweynihii dalkaas Jovenel Moïse, . Moïse ayaa la dilay xilli uu ku sugnaa hoygiisa, waxaana la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Gaaray Kismaayo si uu u dardargaliyo hannaanka Doorashada iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland. Ra’iisulwasaaraha xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu Hoggaamiyo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Ujeedka Rooble ee magaalada Kismaayo ayaa la xiriirta sidii dib u heshiis…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Nabad sugidda iyo kuwa Asluubta oo ku dagaalamay degmada Doolow Ciidanka Asluunta Dowladda Federaalka iyo kuwa NISA ayaa maanta dagaal ku dhaxmaray degmada Dolow ee Gobolka Gedo. Dagaaalkan waxaa ku dhaawacay Taliyaha Nabad sugidda degmada Doolow Xasan Cidad waxa sidoo…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sidee Madaxweyneyaasha Xasan iyo Farmaajo ay ugu Kala Adkaadeen 5-ta Bil Ee Kaddib Muddo Xileedkooda Dastuuriga? Maanta waxaa ku eg 4 bil iyo 29 maalin oo ah inta ayaamood ee ay madaxweyneyaasha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo ugu darsantay 4-tooda sano oo dastuuriga ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoonka Doorashada Puntland Ee SEIT Oo La Doortay Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada dowlad gobaleedka Puntland iyo ku-xigeenkiisa. C/kariin Muuse Maxamed ayaa loo doortay guddoonka guddiga doorashada halka ku-xigeenka guddiga guddoonka doorashada loo doortay Caynaanshe yuusuf…