Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deeganno Ka Tirsan Gobalka Mudug Sheeko:Arrimaha Amniga Wararka nagaa soo gaarayo magaalada Bacaadweyne ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda qeybta 21-aad iyo ciidamada daraawiishta dowlad gobaleedka Galmudug kala wareegen ururka Al-shabaab oo muddo ku sugna… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga TPLF Oo Bilaawday Abaabulka Dagaal Ka Dhan Ah Amxaarada, Diyaar Garowga Abiy Ciidamada difaaca Tigrayga ayaa bilaabay abaabulka dagaal cusub oo ay ku qaadayaan gobalka Amxaarada ee dalka Itoobiya . TPLF ayaa bilaawday diiwaan gelinta dadka doonaya in ay ku soo biiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boorame: Askari Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil U Geystay Wiil Dhaalinyaro Ah Wararka naga soo gaarayo magaalada Boorame ee gobalka Awdal ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Somaliland uu dil u geystay wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa ardayda wax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoonka Guddiga Doorashada Galmudug Oo La Doortay Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada Galmudug iyo ku-xigeenkiisa. Maxamed Dahir Guled ayaa loo doortay Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ee ku matalaya Galmudug, Halka Ku-xigeenkiisa loo doortay Saacid Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoonka Guddiga Doorashada Koonfur galbeed Oo La Doortay Doorashada guddonka Guddiga maamulaya doorashada koonfur Galbeed soomaaliya ayaa saaka oo isniin ah ka qabsoontay SKI HOTEL oo deegaan ku meel gaadha u ah Guddiga. Musharixiinta xilka Gudoomiyaha waxa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Ku Dhintay Iska Hor Imaad Ka Dhacay Dalka Myanmar Ugu yaraan 25 qof ayaa ku dhimatay iska hor imaad ciidamada Myanmar iyo dad shacab ah ku dhex maray magaala ku taalla koonfurta dalkaas. Iska hor imaadka ayaa ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga TPLF Oo Shuruudo Hordhigtay Xabad Joojinta Itoobiya Ay Codsatay Waxaa sii kordhaya cabsida iyo xiisadda colaadeed ee ka jirta gobalka dhaca waqooyiga Tigrayga ee dalka Itoobiya . Jabhadda iyo ciidamadeeda ayaa shuruuda ku xirtay in ay aqbasho xabad joojin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dab Sababay Dhimashada Laba Carruur Ah Oo Ka Kacay Xaafad Ku Taalla Hargeysa Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa shegaya in xalay uu dab xooggan ka kacay guri ku yaallo magaalada kaas oo sababay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cirro oo Mar kale Noqday Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban Maxamed Cirro oo horay u ahaa guddoomiyaha Guddigii lagu muransanaa ee doorashada dadban ayaa u muuqdo inuu mar kale kusoo baxay iska jagadaas. Tartan maanta uu la galay tartamayaal kale,…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isbarbar-dhigga Farmaajo iyo Aadan Cadde: 10 Qodob oo Waddaniyadda iyo Shaqada Madaxweynenimo ah! Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu todobaadkan diiradda saaray waddaniyadda, isaga oo mar weerar ku qaaday qabyaaladda sida maalintii 1-da Luulyo oo uu yiri “Dalkan waxaa…