Camaara oo Labo Dhinac Weerar uga Socdo, Akhriso Wararka Dagaalka Qeycad iyo Qod-qod Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo kuwa Faderaalka oo is garabsanaya iyo Alshabaab ayaa hadda ka socda deegaanka Qeycad oo udhaxeeya Bacaadweyn iyo Shabeelow. Warar ay heshay Goobjoog News ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Holwgalo Ay Ka Fuliyeen Jubbada Hoose Ku Dilay Xubna Ka Tirsan Al-shabaab Ururka 5-aad, Guutada 16aad ee Ciidamada xoogga dalka ayaa howl gallo qorsheysan oo ay ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka jubada hoose, waxa ay ku burburiyeen fariisimo ururka al-shabaab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga Oo Ka Horyimid Go’aan Maxkamadda EU ay Ku Mamnuucday Xirashada Xijaabka Dowladda turkiga ayaa cambaareysay go’aanka maxkamadda sare ee midawga yurub ku mamnuucday xirashada xijaabka haweenka ku sugan yurub. Go’aanka ayaa maxkamadda ay ku sheegtay in ay dhaceen falal amniga liddi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Walaac Ka Muujiyay Qabsoomidda Doorasho Xor iyo Xalaal ah Midawga musharixiinta ayaa warsaxaafadeed ay soo saaren waxa ay walaac kaga muujiyeen xaaladaha cakiran ee ku horgudban qabsoomidda doorashooyinka Soomaaliya. Golaha ayaa sheegay in welli ay jiraan qodobo muran uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dunida Muslimka Oo Laga Soomayo, Akhriso Fadliga Soonka Berri Waxaa gebi ahaan lagu wadaa in berri oo Isniin ah ay soomaan dadka muslimiinta ah, ee ku nool daafaha caalamka. Bisha Xaj ayaa berri ku beegan maalinta sagaalad oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Shuruudo Ku Xirtay Xoolaha La Qallo Maalinta Ciidda. Maamulka jubbaland ayaa shuruudo ku xiray xoolaha laqalayo maalinta ciidda. Wasaaradda Xanaanada iyo Xoolaha Jubbaland ayaa sheegtay in ay diyaarisay sheybaar lagu hubinayo caafimaadka xoolaha ka hor intaan la qalin.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidama Lagu Soo Bandhigay Dowlad Deegaanka Laguna Amray In Ay Dagaalka Ka Qeyb Galaan Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida Mustafa Maxamed Cumar Cagjar, ayaa soo bandhigay ciidamo ka tirsan kuwa militeriga dowlad deegaanka oo uu shegay in loo diyaariyay in ay ka qeyb galaan dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Jubbaland Oo La Kulmay Guddiga Dib U Hishiisiinta Gobalka Gedo Madaxweyne kuxigeenka dowlad gobaleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa magaalada kismaayo kulan kula qaatay guddiga dib u hishiisinta gobalka gedo oo shalay soo gabagabeyay wadahadallo ay la lahaayeen odayaasha dhaqanka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Midowga Afrika oo Soojeediyey in Hawl-galkooda La Ballaariyo AMA ay Lix Bil Ku Baxaan Warbixin ay soo saareen midowga Afrika ayaa lagu sheegay in ay Soomaaliya quus joogto, lagana cabsi qabo in dib ugu noqoto dal baaba’ ah, waxay carabka ku dhufteen iney ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy : Ciidankeenna Waxa ay Diyaar U Yihinm In Ay Fuliyaan Howlgal Aad Gacmaha Afka la saaran doontan”. Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dhammaan ciidamada dalkiisa la howlgelin doonno si ay ula dagaalamaan xoogagga TPLF. Abiy ayaa qoraal uu soo dhigay barahiisa bulshada waxa…