Yoonis Cabdirisaaq Faarax Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Dalka Sweden Sheeko:Cayaaraha Laacibka Xulka Qaranka Soomaaliya Yoonis Cabdirisaaaq Faarax ayaa ku biiray kooxda Eskilstun City ee ka dhisan Wadanka Sweden, waxaana xidigan ka dhalay xidigihii hore kooxaha Madbacada Qaranka iyo naadiga Horseed… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Biixi Oo Isugu Yeeray Golaha Wakiilada Somaliland Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne uu ku meel mariyey Isugu Yeedhidda Golaha Wakiillada Cusub. In Fadhiga ugu horreeya ee Golaha Wakiillada cusub ee dhawaan la…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdullahi Faarax Daguur “ Tababare Cabdi Joon Wuxuu U Qalmaa Hogaaminta Xulka Qaranka Soomaaliya” Falanqeeye Cabdullahi Faarax Daguur oo ka faalooda Ciyaaraha gudaha iyo dibadda ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog Sports wuxuu kaga hadlay arimo badan,Ugu horeyn falanqeeye Cabdullahi Faarax wuxuu ka hadlay tababare…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Doorashooyinka Galmudug Oo Qoor Qoor Ugu Baaqay In Uu Soo Gudbiyo Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa madaxweynaha galmudug ka codsaday in uu soo gudbiyo liiska musharixiinta Aqalka sare. War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in waqtiga doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed : Guddiga Doorashada Aqalka Sare Oo Bilaabay Diiwaangelinta Musharixiinta Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka maamulka Koonfur galbeed ka bilaabmaya diiwaan gelinta musharixiinta Aqalka sare. Guddiga doorashooyinka ayaa kadib shaacinta liiska musharixiinta waxa ay soo saareen Jadwalka…