Koonfur Galbeed : Aadan Cabdinaasir Ooo Ku Guuleysatay Kursiga Seddaxaad ee Senotarada Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii Seddaxaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :
1: Aadan Cabdinaasir Maxamed
2: Maxamed Aadan Xasan
Musharax Aadan Cabdinaris Maxamed ayaa ku soo baxdy doorashada isago oo helay codadkii la dhiibtay 80, halka Maxamed Aadan Xasan uu helay 6 cod.
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga Seddaxaad.