Koonfur Galbeed : Maxamuud Maxamed Ooo Ku Guuleysatay Kursiga Afaraad ee Senotarada Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii Afaraad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :
1: Maxamuud Maxamed Cabdinuur
2: Nuur Baabul Caddow
Senator Maxamuud Maxamed Cabdinuur
ayaa ku soo baxay doorashada isago helay codadkii la dhiibtay 76 , halka Nuur Baabul Caddow uu helay cod 9 cod.
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga Afaraad.