1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: “Ciidanka Junta Si Adag Ayaa Loo Ciqaabay.” Dowladda Itoobiya ayaa guullo militeri ka sheegatay jabhadda TPLF oo muddooyinkii la soo dhaafay ay kula jirtay dagaallo xooggan. Ciidamada difaaca Itoobiya ee ku sugan gobalka Amxarada ayaa sheegay in…